Khamri tiro badan oo maanta lagu bur buriyay Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa lagu qabtay khamri badan oo halkaasi si sharci daro ah lagu geeyay, waxaana khamrigaasi howlgal gaar ah ku qabtay ciidamada amaanka. Ciidamada amaanka ayaa gacanta kusoo dhigay khamriga iyo dadkii ka ganacsanayay, waxaana maanta khamrigaasi lagu soo bandhigay goob fagaare ah oo sidoo kale lagu bur buriyay. Taliska … Continue reading Khamri tiro badan oo maanta lagu bur buriyay Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)